Waa maxay malaria

Malaria waa cudur halis ah oo uu keeno cayayaanka kaneecada (female Anopheles mosquito) oo gudbiya cayayaanka loo yaqaan parasite Plasmodium.

Maxaa Sababa Malariyada ( causes)

  1. Plasmodium falciparum ( nuucaan waa nuuca ugu halista badan waxayna sababtaa cerebral maleria)
  2. Plasmodium ovale
  3. Plasmodium vivax
  4. Plasmodium maleria
  5. Plasmodium Knowles

Waa Maxay Calaamadaha lagu garto Malariyada (sign and symptoms)

  1. Daal
  2. Dhidid habeenkii
  3. Calamadaha hargabka
  4. Shuban
  5. Matag
  6. Lablabo
  7. Seizure

Sidee loo baraa Cudurkan( investigation)

  1. Bloods: FBC, U&Es, creatinine,
  2. LFTs, ESR, CRP.
  3. • Blood film.
  4.  Real-time PCR.
  5. Antigen detection kits.

Dhibatoyinka kadhasha Malariyada ( Complications)

  1. dhiig laaan
  2. baarka inuu shaqayn wayo
  3. qoka inuu miirbeelo
  4. fuuqbax

Sidee loo daaweyaa ( management)

  1. Dawada ina bilabin
    • In bukaanka labaro cudurka iyo siduu iskaga difaaci lahaay , in bukaanka uu xirto maro kaneeco, in meelaha biyo dagenka labuufiyo ama olyo lagu shubo.
  2. Medical treatment

Dawada waxay kuxirantahay nooca Plasmodium ee sababa malaariyada (Treatment is dependent on Plasmodium species:)

  1.  Inhibit haem polymerase:
    • Chloroquine.
    • Quinine.
  2. Blood schizonticide:
    • Mefloquine (Lariam).
    • Primaquine.
    • Malarone.
  3. Inhibits plasmodial protein synthesis:
    • doxycycline.
  4. Inhibits dihydrofolate reductase:
    • pyrimethamine.
  5. Inhibits falciparum sarcoplasmic–endoplasmic reticulum calcium ATPase:
    • artemether(always used with lumefantrine).
  6. Inhibits haem metabolism:
    • lumefantrine.
  7. Surgical: splenectomy, if indicated.

Qoray: Dr.Xasan Wanag

Fadlan lawadaag Asxaabtaada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *