Gaas Calooleed

Waa maxay Gaas calooleed?

Peptic ulcer disease (PUD) waa cudur ku dhaca xuubka caloosha ama mindhicirka yar (duodenum), waxaana lagu gartaa samaysanka boogo (ulcer halkaas ka dhasha.)

Maxaa sababa Gaas calooleedka?

  1. Bacteria ( helicobacter pylori)
  2. In waqti dheer la isticmaalo daawoyinka (NSIADS )
  3. Soosaritaanka ACID ka calosha oo baton
  4. Sigaarka iyo qamriga
  5. Cuntoyinka ( spicy foods )

Calaamadaha lagu garto

  1. Xanuun iyo gubasho calosha ah
  2. Matag iyo lablab
  3. Qofka oo wac cuni waayo ( los of appetite)
  4. In saxarada lagu arko dhiig

Sidee lobaraa cudurkan

  1. Endoscopy ( kamirada uurkujirta )
  2. H. Pylori test
  3. Barium swalow x-rey ( raajo)

Dhibatoyinka kadhasha

  1. Dhiig bax
  2. In caloshu dulelsanto ( perforation)

Daawayn ( management)

  1. Antibiotics (hadii ay bacteriayada jirto)
  2. Proton pump inhibitors( omeprazole)
  3. receptor broker(rantidine)
  4. In laga fogaado isticmalka sigaarka qamriga iyo NSIADS

Qoray: Dr. Hassan Wanaag

Fadlan lawadaag Asxaabtaada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *