CASHAR DIYAARINTA BARAHA
Hordhac Baraha u diyaarsan gudbinta casharka uu sito waxa saldhig u ah in uu marka hore soo diyaarsaday qorshe u sahlaya in casharkan loo gudbiyo sida ugu habboon isla markaana…
Articles
Hordhac Baraha u diyaarsan gudbinta casharka uu sito waxa saldhig u ah in uu marka hore soo diyaarsaday qorshe u sahlaya in casharkan loo gudbiyo sida ugu habboon isla markaana…
Hordhac Waxbarida ardaygu waa barbaarinta iyo kordhinta heerka aqoonta ee ardayga, sidaas darteed baruhu in uu yaqaan aadna wakhti badan u galiyo horumarinta xirfadiisa wax dhigistu waxa ay kor u…
Maamulida iyo gacan ku haynta ardayda iyo xaaladaha fasalka waxa saamayn weyn ku leh habdhaqanka iyo ka falcelinta dhaqanada ardayda ee baraha. Waxaan halkan kugu soo gudbinaynaa Habdhaqanada aan wanaagsanayn…
Hordhac Maamulida iyo gacan ku haynta ardayda iyo xaaladaha fasalka waxa saamayn weyn ku leh habdhaqanka iyo ka falcelinta dhaqanada ardayda ee baraha. Baruhu waa in uu yahay bare diyaarsan,…
Hordhac Ka dib marka aynu ka soo hadalnay astaamaha baraha wanaagsan oo ay udub dhexaad u ahaayeen aqoonta baraha, awoodda gudbineed iyo xiriirka uu la leeyahay bulshada ay wada macaamilaan,…
Hordhac Baruhu waa tiirka ugu muhiimsan ee dhismaha bulshada aqoonta leh. Waa iftiin hagaya ardayda, waa qalbi u damqada mustaqbalkooda, waana maskax iyo maanka kobciya jiilal is daba socda. Maqaalkani…
Waxa aan qaybta 1aad ee maqaalkan kaga soo hadalnay astaamaha baraha wanagsan uu leeyahay waxaana kusoo qaadanay Labo astaamo baraha wanaagsan oo kala ahaa Qaybta labaadna waxaan kusoo qaadan maanta…
Hordhac Maqaalkan waxa aan kaga hadli doono astaamaha wanaagsan ee lafdhabarta u ah baraha iyo xirfadaha barenimo si guud. Astaamaha baraha wanaagsan ee aan maqaalkan kaga hadli doono waxa ka…
Mucjisada Quraanku waxa ay ahayd tii ugu weyneyd, ugu xoogganayd, isla markaana ugu xawaaraha badnayd ee kor u qaadday ilbaxnimadii basharka. Xaddaaraddii uu xanbaarsanaa Quraanka kariimka ahi waxa ay keentay,…
Horudhac Maqaalkan waxa aan kaga hadlaynaa macnaha guud kelmada waxbarasho, islaamka muu kayiri waxbarashada,ujeedooyinka waxbarasho ee bulshooyinka dunidu ka simanyihiin iyo qaybaha/heerarka kala duwan ee waxbarashada si guud. Waxa kale…