RAAC SUNNADA
Nebi Muxamed (scw) waxa uu innooga tagay raad, hab-nololeed iyo hab-fikir, kaasi oo ay si taxadar leh u ilaaliyeen una ururiyeen qoyskiisii barakeysnaa, asxaabtiisii iyo culimadii ka danbaysay qarniyo badan,Isku…
Articles

Ducadu waxa ay waxsoosaarkaaga u horumarisaa laba siyaabood: waxa ay wanaajisaa in aad diiradda saarto shayga aad doonayso in aad gaarto if iyo aakhiraba adiga oo rabitaankaaga ku daraya shay…
Taqwa (Alle ka cabsi) waa fikrad muhiim u ah dhaqanka Islaamka, oo qeexaysa in qofku si joogto ah uga warqabo jiritaanka Alle iyo sifooyinkiisa. Fahamka intaasi waxay qofka u saamaxaysaa…
Dhaqaaluhu ma ahan cilmi cusub oo casriya ah keliya, balse waa mid ay dadku muddo dheer ku dhaqmayeen xitaa ka hor inta aan magaca “Economics” la adeegsan. Waxay ku bilaabatay…
Habeen iyo maalin kasta, waxaa ku dhaca maankeenna malaayiin xogo ah oo kala duwan, kuwaas oo la i noo soo mariyo saxaafadda qaybaheeda kala duwan, sida: maqal-baahiyayaasha, muuqaal-baahiyayaasha iyo guud…