DADAALAA WAA GAARA
“Nimaan dhididin ma dheefsado” “Nimaan hadlin hoyadiisna halmaantay” Waxaa aan loo hayn ilaa iyo hadda wax gaaraa waa dadaalka, haddii aad dadaashid waad dhaafi kartaa qof kaa hibo sareeya, haddii…
Articles
“Nimaan dhididin ma dheefsado” “Nimaan hadlin hoyadiisna halmaantay” Waxaa aan loo hayn ilaa iyo hadda wax gaaraa waa dadaalka, haddii aad dadaashid waad dhaafi kartaa qof kaa hibo sareeya, haddii…
Werwerku waxa uu noqday mid ka mid ah qodobbada daadihiya afgembiga nololeed ee bulshooyinka carro’edegtan (caalamkan) ku nool, ee ka fogeeyay in ay isu miisaamaan baahidooda jireed, caqliyeed iyo tooda…
Waxaa Allaah (swt) inoo sheegay in aanu qofna labo qalbi siinin. Sidaa darteedna, haddii aadan qalbigaaga u jeedin jiho cad kuuma suurtogelayso in aad xaqijiso natiijo macno leh. Allaah (swt)…
Salaaddu, waa xiriirka maalinlaha ah ee aynnu la leennahay Alle. Salaaddu kaliya malaha faa’iidooyin ruuxeed, sidoo kale waxay leedahay faa’iidooyin maskaxeed, caafimaad iyo kuwo shucuureed. Maalmahan, waxa jira cilmi-baarisyo badan…
Hordhac Qofkii ugu waxsoosaarka badnaa ee dunida soo maraa waxa uu ahaa Nabi Maxammed (SCW). Ruuxdiisu waxa ay ahayd mid waxsoosaar leh ‘xiriirka isaga iyo Alle ka dhexeeya’. Bulshada dhexdeedana…
Dagaalyahankii weynaa ee xoogga badnaa ayaa ku soo degay goobtii dagaalka, waxa uuna ciidamadii muuminiinta ku xujeeyay in ay cidi u soo baxdo oo la dagaallanto, balse ma aanay jirin…
Mucjisada Quraanku waxa ay ahayd tii ugu weyneyd, ugu xoogganayd, isla markaana ugu xawaaraha badnayd ee kor u qaadday ilbaxnimadii basharka. Xaddaaraddii uu xanbaarsanaa Quraanka kariimka ahi waxa ay keentay,…
Ciwaanka Maqaalka: “Maxaynu uga Baqanaa Naqdinta?” Kolka u horraysa ee aad isha ku dhufato, maankaaga waxaa boobaya weydiimahan: Waa maxay mawduucaní?! Maxaase looga baahan yahay ciwaankan?! Isweydiintan kediska ah waxa…
Waxaa bogagga raariikhda ku soo arooray sooyaalka rag waaweyn. Oo hal’abuurnimadoodii lagu qoray far waawayn Bilawgii hore waxa ay aduunka soo galeen iyaga oo isdhuldhigaya, kamana ay soo muuqanin bogagga…
Waxa aynu oran karnaa iftiinka iyo madawga farqiga u dhexeeya, mid la mid ah ayaa u dhexeeya aqoonta iyo jahliga. Iftiinku haddii uu indhahaaga ka caawiyo sida ay wax u…