WAX SOOSAARKA IYO KHAYRAADKA DHAQAALE(Production & Economic Resources)
Hordhac: Wax soo saarku waa laf-dhabarta dhaqaalaha haddii aysan jirin wax soo saar, ma jiri laheyn cunto, adeegyo, ama horumar dhaqaale. Wax soo saarku waa habka lagu beddelo kheyraadka dabiiciga…
