WERWERKA
Werwerku waxa uu noqday mid ka mid ah qodobbada daadihiya afgembiga nololeed ee bulshooyinka carro’edegtan (caalamkan) ku nool, ee ka fogeeyay in ay isu miisaamaan baahidooda jireed, caqliyeed iyo tooda…
Articles

Waa Maxay Tiibay(Qaaxo) Tiibishadu waa cudur ku dhaca habdhiska neefmareenada qaasatan sambabada iyo xubno badadan oo jirka kamid ah waxaa sababa bacteria loo yaqaano mycobacteria tuberculosis Calaamadaha lagu garto 1.…
Waa maxay malaria Malaria waa cudur halis ah oo uu keeno cayayaanka kaneecada (female Anopheles mosquito) oo gudbiya cayayaanka loo yaqaan parasite Plasmodium. Maxaa Sababa Malariyada ( causes) Waa Maxay…
Waa maxay Gaas calooleed? Peptic ulcer disease (PUD) waa cudur ku dhaca xuubka caloosha ama mindhicirka yar (duodenum), waxaana lagu gartaa samaysanka boogo (ulcer halkaas ka dhasha.) Maxaa sababa Gaas…