10 Faaido oo wax akhriska laga helo
Mucjisada Quraanku waxa ay ahayd tii ugu weyneyd, ugu xoogganayd, isla markaana ugu xawaaraha badnayd ee kor u qaadday ilbaxnimadii basharka. Xaddaaraddii uu xanbaarsanaa Quraanka kariimka ahi waxa ay keentay,…
Articles
Mucjisada Quraanku waxa ay ahayd tii ugu weyneyd, ugu xoogganayd, isla markaana ugu xawaaraha badnayd ee kor u qaadday ilbaxnimadii basharka. Xaddaaraddii uu xanbaarsanaa Quraanka kariimka ahi waxa ay keentay,…
Inbadan oo ardayda ka mid ah waxaa ku dhaca marka ay dugsiga sare kasoo baxaan jahwareer ah Taqasuska ku haboon ee dooran lahaayeen Wax sahlan maaha inaad doorato taqasus marka…
Waa maxay Gaas calooleed? Peptic ulcer disease (PUD) waa cudur ku dhaca xuubka caloosha ama mindhicirka yar (duodenum), waxaana lagu gartaa samaysanka boogo (ulcer halkaas ka dhasha.) Maxaa sababa Gaas…
Hordhac Bani’aadamku wuxuu leeyahay baahiyo aan dhammaad lahayn halka kheyraadka (resources) uu yahay mid xaddidan oo limit leh Farqigaas ayaa keenay in la abuuro cilmiga loo yaqaan Dhaqaalaha halka luuqada…
Waxa aynu oran karnaa iftiinka iyo madawga farqiga u dhexeeya, mid la mid ah ayaa u dhexeeya aqoonta iyo jahliga. Iftiinku haddii uu indhahaaga ka caawiyo sida ay wax u…
Waddada ugu habboon ee aynnu u mari karno qaabaynta nolosheennu waa in aynnu ka shaqaysiinno nafteenna oo aynnu meesha ka saarno fadhi-ku-dirirka iyo raaxo-jacaylka. Kala-duwanaashiyaha ka muuqda natiijooyinka dadku ay…
Shaqaale bangi ayaa dareemay isku buuq iyo walaac daran oo ka dhashay shaqadii uu sida maalinlaha ah uga qaban jiray bangiga. Nin ay saaxiibbo yihiin ayaa kula taliyay in uu…
Murti caanbaxday ayaa oranaysa, sida ugu wanaagsan ee aad ku gaari karto wax kasta oo aad nolosha rabto-ha ahaato inaad ganacsi weyn samaysato, inaad jirkaaga qaabayso, inaad werwerka yarayso, inaad…
Habeen iyo maalin kasta, waxaa ku dhaca maankeenna malaayiin xogo ah oo kala duwan, kuwaas oo la i noo soo mariyo saxaafadda qaybaheeda kala duwan, sida: maqal-baahiyayaasha, muuqaal-baahiyayaasha iyo guud…
Wali ma isweyddiisay su’aalahan: Maxay dumarku inooga hadal badan yihiin? Dumarku maxay inooga badsadaan la falgalka dhacdooyinka? Waa maxay sababta ayna u xiisayn siyaasadda iyo dhaqaalaha? Dumarku maxay ragga uga…