HABDHAQANKA AAN WANAAGSANANY IN UU BARAHU SAMEEYO SI UU U MAAMULO FASALKA
Maamulida iyo gacan ku haynta ardayda iyo xaaladaha fasalka waxa saamayn weyn ku leh habdhaqanka iyo ka falcelinta dhaqanada ardayda ee baraha. Waxaan halkan kugu soo gudbinaynaa Habdhaqanada aan wanaagsanayn…
