DADAALAA WAA GAARA
“Nimaan dhididin ma dheefsado” “Nimaan hadlin hoyadiisna halmaantay” Waxaa aan loo hayn ilaa iyo hadda wax gaaraa waa dadaalka, haddii aad dadaashid waad dhaafi kartaa qof kaa hibo sareeya, haddii…
Articles
“Nimaan dhididin ma dheefsado” “Nimaan hadlin hoyadiisna halmaantay” Waxaa aan loo hayn ilaa iyo hadda wax gaaraa waa dadaalka, haddii aad dadaashid waad dhaafi kartaa qof kaa hibo sareeya, haddii…
Hordhac Baraha u diyaarsan gudbinta casharka uu sito waxa saldhig u ah in uu marka hore soo diyaarsaday qorshe u sahlaya in casharkan loo gudbiyo sida ugu habboon isla markaana…
Werwerku waxa uu noqday mid ka mid ah qodobbada daadihiya afgembiga nololeed ee bulshooyinka carro’edegtan (caalamkan) ku nool, ee ka fogeeyay in ay isu miisaamaan baahidooda jireed, caqliyeed iyo tooda…
Waxaa Allaah (swt) inoo sheegay in aanu qofna labo qalbi siinin. Sidaa darteedna, haddii aadan qalbigaaga u jeedin jiho cad kuuma suurtogelayso in aad xaqijiso natiijo macno leh. Allaah (swt)…
Iftiinka waxaa si dhab ah u arko una dareema qofka mugdi ku noolaa ee ka soo baxay. Qiimaha islaamnidana waxaa dhab u ogaada una dhuuxa qofkii gaalnimo soo maray ee…
Nebi Muxamed (scw) waxa uu innooga tagay raad, hab-nololeed iyo hab-fikir, kaasi oo ay si taxadar leh u ilaaliyeen una ururiyeen qoyskiisii barakeysnaa, asxaabtiisii iyo culimadii ka danbaysay qarniyo badan,Isku…
Ducadu waxa ay waxsoosaarkaaga u horumarisaa laba siyaabood: waxa ay wanaajisaa in aad diiradda saarto shayga aad doonayso in aad gaarto if iyo aakhiraba adiga oo rabitaankaaga ku daraya shay…
Taqwa (Alle ka cabsi) waa fikrad muhiim u ah dhaqanka Islaamka, oo qeexaysa in qofku si joogto ah uga warqabo jiritaanka Alle iyo sifooyinkiisa. Fahamka intaasi waxay qofka u saamaxaysaa…
Salaaddu, waa xiriirka maalinlaha ah ee aynnu la leennahay Alle. Salaaddu kaliya malaha faa’iidooyin ruuxeed, sidoo kale waxay leedahay faa’iidooyin maskaxeed, caafimaad iyo kuwo shucuureed. Maalmahan, waxa jira cilmi-baarisyo badan…
Hordhac Waxbarida ardaygu waa barbaarinta iyo kordhinta heerka aqoonta ee ardayga, sidaas darteed baruhu in uu yaqaan aadna wakhti badan u galiyo horumarinta xirfadiisa wax dhigistu waxa ay kor u…