Kusoo dhawow website-ka Dhambaalka

Website-ka Dhambaalka wuxuu u taaganyahay in uu bulshada soomaaliyeed usoo gudbiyo qormooyin dhab ah oo xaqiiqda ku salaysan kuwasoo kahaqabtirikara baahiyaadkooda kala duwan sida arimaha bulshada, dhaqanka, dhaqaalaha,  caafimaadka technology-da,  sidoo kale website-ka wuxuu u taagan yahay in uu bulshada soomaaliyeed ku dhiira geliyo wax akhriska isagoo usoo gudbinaayo maqaalo kala duwan oo aad uxiiso badan.

Nagala soo xiriir