
Waa Maxay Tiibay(Qaaxo)
Tiibishadu waa cudur ku dhaca habdhiska neefmareenada qaasatan sambabada iyo xubno badadan oo jirka kamid ah waxaa sababa bacteria loo yaqaano mycobacteria tuberculosis
Calaamadaha lagu garto
1. Bukaanka oo raashiinka ka go,a
2. Miisaanka bukaha oo hoos u dhaca
3. Daal iyo caajis farabadan
4. Qandho iyo dhidid habeenkii saqda dhaxe ah
Noocyada tiibishada (Kinds of TB)
- Tiibishada sanbabada (Pulmonary TB)
- Tiibishada qanjirada (Glands TB)
- tiibishada lafaha (Bones TB)
- Tiibishada kilyaha (kidneys TB)
- Tiibishada mindhicrada (Intestines TB)
Calaamadaha u gaarka ah TB-da sambabada
1. Qufac 20 Cisho ah inka badan ah
2. Qofka oo xaaqadiisa oo lagu arko dhiig
3. Oodin feeraha ah
4. Xaaqada oo marka labaaro noqoto positive

Calaamada u gaarka ah TB-da Qanjirada
1. Xanuun aad udaran oo qanjirada ah
2. Qanjirada oo waynaada oona dhaq dhaqaaqa
3. Nabar Furan oo afka Qolof ku leh
Calaamada u gaarka ah TB-da Lafaha
1. Goobo ana tuur
2. Xanuun aad udaran oo lafaha ah siiba laf dhabarta mana lojoojin karo ilaa la siiyo
daawada tiibiida Moyer
Calaamada u gaarka ah TB-da kilyaha
1. Kaadida oo mar marka labaaro lagu arko R B C ama W B C
2. qandho heerkul keedu yahay 42C
Calaamadaha ugaarka ah TB-da Mindhicirada
1. Qofka caadiyan wuxuu dareemaa saxaro wxban kama imaadaan
2. Shuban aan la jooji Karin ilaa lasiiyo daawada TB-da Moyee

Sida uu ku gdubo Cudurka (Rout of transmission)
1. Caanaha iyo biyo wasaqeysan oo aan la karkarinin
2. Dhiicaan lad dhabarta laga qaado aya jirahdii at ku gaaraan was qaadaysaa
3. TB-da feeraha waxaa lagu kala qaadaa qufac hindhiso iyo weelka uu wax ku cunay ama ku cabay oo la wadaagto
Daawaynta cudurka(Treatment of Drug-Susceptible TB)
Ntensive phase (2 months):
1:Isoniazid (H),
2:Rifampicin (R),
3: Pyrazinamide (Z),
4: Ethambutol (E) → HRZE daily
Continuation phase (4 months):
1:Isoniazid (H),
2:Rifampicin (R) ± Ethambutol (E) → HR(E) daily
FIIRO GAAR AH: DAAWADA WAXA AY SOCONAYSAA 6 BILOOD
Qoray: Dr.Xasan Wanaag

